DEG DEG: Isku aadka Semi Final-ka Champions League oo la sameeyay

(Nyon) 13 Abriil 2018 Waxaa goor dhaw la sameeyay isku aadka Semi Final-ka Champions League, waxaana ka soo baxay kulamo aad u xiiso badan.

Bayern Munich ayaa kulanka lugta hore marti qaadi doonta kooxda Real Madrid oo ay isku soo aadeen Semi Final-ka Champions League.

Dhanka kale, Liverpool ayaa kulanka lugta hore marti qaadi doonta kooxda Roma oo si cajiib ah ku soo reebtay Barcelona.

Isku aadka oo dhamaystiran:

Bayern Munich vs Real Madrid.

Liverpool vs Roma.

Kulamada lugta hore waxaa la ciyaari doonaa 24 iyo 25 ee bishaan Abriil, halka kulamada lugta labaad la ciyaari doono 1 iyo 2 ee bisha May.

Gool FM

Xariir La Leh

One Comment

Leave a Reply

Close