Day: April 13, 2018
-
Bannaanka Garoonka
QORMADA JIMCAHA: Ma dooneysaa inaad ogaato Sababta Juan Mata loogu sheego inuu yahay Shaqsiga ugu FIICAN kubbada cagta!!???
(Europe) 13 Abriil 2018. Qormadeenii Jimcaha ee tixanaha inoo ahayd waxaan usbuucan uga hadli doonnaa kubbad qaabeeyaha reer Spain ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Muxuu feeryahankii caanka ahaa ee Vitali Klitschko ka qabanayey madashii qorituurka Champions League, muxuuse yiri?
(Nyon) 13 Abriil 2018. Qorituurkii Champions League ee galabta waxa uu ahaa mid ay masiirkooda tartankan ku ogaadeen kooxaha Roma, Liverpool,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Bayern Munich Vs Real Madrid – Waa isku aad u fiican Cristiano Ronaldo
(Madrid) 13 Abriil 2018. Real Madrid waxa ay la ciyaari doontaa Bayern Munich afar dhammaadka Champions League – waa war u…
Read More » -
Champ' League
Roma oo fariin qiiro leh u dirtay Mohamed Salah ka hor Semi Final-ka iyo laacibka oo u jawaabay
(Roma) 13 Abriil 2018 Kooxda Roma ayaa markii ugu horaysay ka hortagaysa laacibkeedii hore ee Mohamed Salah Semi Final-ka Champions League.…
Read More » -
England
Mohamed Salah oo Taariikh ka Sameeyay Horyaalka Premier League Hadaba Muxuu Noqday ?
(Premier Leageu) 13 April 2018. Mohamed Salah ayaa loo magacaabay laacibka bishii March ee horyaalka Premier league kadib bandhigiisa wanaagsanaa ee…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Isku aadka Semi Final-ka Champions League oo la sameeyay
(Nyon) 13 Abriil 2018 Waxaa goor dhaw la sameeyay isku aadka Semi Final-ka Champions League, waxaana ka soo baxay kulamo aad…
Read More » -
Germany
RASMI: Bayern Munich oo magacaawday tababareheeda cusub
(Munich) 13 Abriil 2018 Bayern Munich ayaa goor dhaw si rasmi ah u shaacisay inay heshiis la gaartay tababaraha kooxda Eintracht…
Read More » -
Champ' League
Rikoor Sidee ah ayey Liverpool ka Heysataa Kooxaha Afar Dhamaadka ay Isku Hayaan.
(England) 13 April 2018. Waxaa goor dhaw dhici doona isku aadka wareega afar dhamaadka koobka Champions League oo ay isugu…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Sergio Ramos oo ka badbaaday ganaaxii UEFA iyo laacibka oo ciyaari kara ……
(Madrid) 13 Abriil 2018 Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka badbaaday ganaax la filayay inuu uga yimaado dhanka…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Isku aadka Semi Final-ka Europa League oo la sameeyay
(Nyon) 13 Abriil 2018 Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa sameeyay qori tuurka 4-ta koox ee soo gaaray Semi final-ka…
Read More »