SAWIRRO XUL AH oo laga yaabo inaadan arkin intii aad Daawaneysay kulankii xalay ee Real Madrid iyo Juventus

(Madrid) 12 Oktoobar 2018. Juventus iyo Real Madrid ayaa ciyaar Mucjiso leh xalay ku dhex martay gegada Bernabe lugta labaad ee wareega sideed dhammaadka Champions League.

Camaaliqada reer Talyaani ayaa iska soo guday deenkii 3-0 ee lagu lahaa lugta hore, balse seeriga oo afka lagu hayo ayaa laga dhigay Rigoore uu ka dhaliyay Ronaldo taa oo ay uga hareen tartanka xiisaha badan.

Haddaba Jariiradda Marca ayaa soo ururisay Sawiro xul ah oo laga yaabo inaadan arkin intii uu socday kulanka.

CR7 ayaa kubbada shumiyay ka hor inta uusan rigoorada Tuurin, Higuain ayaa Vazquez ku eedeeyay in loo dhigay rigoore been ah.

Chiellini oo furka ku tuuray Ronaldo, intii ay socotay is qab qabsiga rigooradii dooda dhalisay.

Goolhaye Navas oo qaladaadkiisa ka raali galiyay taageerayaasha isagoo gacanta u taagay.

DAAWO SAWIRRADA:

Real stars, including Nacho, watch on from the touchline

Ronaldo's shirt is tossed aside

Buffon gets in Oliver's face

The keeper celebrates a Juve goal

Keylor Navas stretches for the opener

Varane beats Buffon but not the bar

Ronaldo kisses the ball before the spot-kick

The matchwinner on his knees at full-time

Higuain confronts Vazquez over the penalty

Chiellini makes a gesture at CR7

Marcelo rushes in as the penalty is given

The start of Navas' error

The moment he had the ball

And the moment it was gone

Keylor apologises

Real players hug the goalkeeper as Ronaldo celebrates

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close