Jose Mourinho oo ku wargaliyey madaxda Man United saddexda ciyaaryahan ee uu suuqa ka doonayo xagaaga soo socda

(Manchester) 12 Abriil 2018. Jose Mourinho waxa uu ku wargaliyey Ed Woodward saddex xiddig eek u jira liiskiisa suuqa kala iibsiga.

Manchester United waxa ay dooneysaa in ay xarraasto qaar ka mida safkeeda marka uu dhammaado ol’olahan.

Red Devils waxa ay la soo saxiixatay saddex laacib xagaagii hore Romelu Lukaku, Victor Lindelof iyo Nemanja Matic – laakiin kuwo dheeri ah ayey u baahan doontaa si ay ula loolanto Manchester City.

And the Manchester Evening News say Mourinho has already told Woodward the three deals he wants.

Mourinho waxaa la fahansan yahay in uu doonayo daafac dhexe.

Si la’aaminsan yahay 54 jirka waxaa shiishka u saran Toby Alderweireld iyo Samuel Umtiti.

Labada laacib waxaa loo rabaa in ay badal u noqdaan Chris Smalling iyo  Phil Jones.

United daafacyada ayaa ku yar marka laga yimaado in 25 gool looga dhaliyey 32 kulan.

Sidoo kale United waxa ay rabtaa dadab buuxa.

Luke Shaw uma muuqdo mid mustaqbal ku leh Old Trafford.

Walow aysan jirin magic la xusay hadana waxaa la fahansan yahay midkood Alex Sandro iyo  Danny Rose in ay Old Trafford saxiixiida isku dayyi doonto.

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close