Day: April 12, 2018
-
Champ' League
Taageerayaasha horyaalka talyaaniga oo isku raacay sax ahaan shaha rigooradii laga dhigay Juventus
(Torino) 12 Abriil 2018 Intabadan wargaysyada adduunka ayaa maanta bilaabay inay sameeyaan ra’yi uruurin ku aadan rigooradii loo dhigay Real Madrid.…
Read More » -
Champ' League
SAWIRRO XUL AH oo laga yaabo inaadan arkin intii aad Daawaneysay kulankii xalay ee Real Madrid iyo Juventus
(Madrid) 12 Oktoobar 2018. Juventus iyo Real Madrid ayaa ciyaar Mucjiso leh xalay ku dhex martay gegada Bernabe lugta labaad…
Read More » -
Champ' League
Ciyaartoyda Barcelona oo Ooyin jabsaday markii laga reebay Champions League
(Barcelona) 12 Abriil 2018 Sida uu ogaaday wargayska Marca, qaar kamid ah ciyaartoyda Barcelona ayaa ooyin jabsaday markii laga reebay Champions…
Read More » -
Soomaaliya
Qarax ka dhacay garoon ay ku ciyaarayeen Ciyaartooy Soomaaliyeed
(Barawe) 12 Oktoobar 2018. Ugu yaraan afar dhalin yaro ayaa ku dhimatay Qarax ka dhacay garoon ay ku ciyaarayeen ciyaartooy…
Read More » -
Champ' League
Tababare Allegri oo beeniyay inuu la dagaalay xalay Sergio Ramos
(Madrid) 12 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa ka hadlay wixii dhex maray isaga iyo Ramos markii rigoorada laga…
Read More » -
Horyaallada
Banaadir oo beerka uga dhacday Elman oo labo Gool kala hor martay
(Muqdisho) 12 Abriil 2018. Banaadir ayaa afka ciida u dartay kooxda Elman kulan ka tirsanaa Somalia Premier League oo ay…
Read More » -
England
Klopp oo kalsooni ku qaba in Salah uu sii joogayo Liverpool
(Liverpool) 12 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa kalsooni badan ku qaba in Mohamed Salah uu sii joogayo…
Read More » -
Champ' League
Valverde oo diiday inuu canaanto ciyaartoydiisa kadib kulankii Roma
(Barcelona) 12 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa diiday inuu ku qayliyo ciyaartoydiisa kadib kulankii Roma. Barcelona oo 4-1…
Read More » -
Champ' League
Arturo Vidal oo Hilmaamay ciyaartii Bayer kana Doortay Daawashada Dheeshii Bernabeu+SAWIRO
(Munich) 12 April 2018. Kooxda juventus ayaa ciyaar sareeysa kusoo bandhigtay garoonka Bernabeu ee kooxda Real Madrid balse mar qura…
Read More » -
Uncategorized
Marcelo oo ku digtay Barcelona kaddib markii ay xalay u soo gudbeen afar dhammaadka Champions League
(Madrid) 12 Abriil 2018. Real Madrid wey u soo gudubtay afar dhammaadka Champions League laakiin waxa ay ku sigteen in ay…
Read More »