Day: April 10, 2018
-
Champ' League
Liverpool kaliya ma riiqin Liverpool ee xataa rikoor ayey dhigtay
(Liverpool) 10 Abriil 2010. Liverpool caawa waxa ay sidii la filayey kaddib lugtii hore u soo baxday wereegga afar dhamamadka Champions…
Read More » -
Champ' League
Barcelona oo lagu jiid jiiday garoonka Olympico iyo Man City oo la maqaar siibay
(Rome) 10 Abriil 2018. Kooxda kubadda cagta ee Roma ayaa taarriikh lama ilaawanna ku dhigtay Barcelona kulankii lugta labaad ee Champions…
Read More » -
England
FA-ga ingiriiska oo gabi ahaanba baabi’iyay casaankii la siiyay Mohamed Elneny
(London) 10 Abriil 2018 Xiriirka kubadda cagta dalka ingiriiska ayaa baabi’iyay casaankii la siiyay axadii laacibka Arsenal ee Mohamed Elneny. Garsooraha ayaa…
Read More » -
Spain
Bale oo sameeyay arin uu ku cadaynayo inuu ka tagayo Real Madrid
(Madrid) 10 Abriil 2018 Gareth Bale ayaa si wayn loo la xiriirinayaa inuu isaga tagi doono kooxdiisa Real Madrid marka uu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ronaldo oo hadiyad gaar ah siiyay Marcus Rashford iyo laacibka oo uga mahadceliyay
(Manchester) 10 Abriil 2018 Cristiano Ronaldo ayaa hadiyad siiyay da’yarka weerarka uga ciyaara Manchester United ee Marcus Rashford. 20 jirkaan ayaa bartiisa…
Read More » -
England
Faah faahin cusub oo laga helay qaabkii uu u burburay heshiiskii Barcelona iyo Ilkay Gundogan ee 2015
(Barcelona) 10 Abriil 2018 Ilkay Gundogan ayaa qarka u fuulay inuu ku biiro Barcelona xaggaagii 2015 markaas oo uu ahaa laacib…
Read More » -
France
Tababaraha cusub ee PSG oo ku qasbaya Neymar inuu ka tago kooxda
(Paris) 10 Abriil 2018 Neymar ayaa aad uga carooday tilaabadii ay qaadeen maamulka PSG ee ah tababaraha badali doona Unia Emery.…
Read More » -
Champ' League
Florentino Perez oo soo dhaweeyay in Barcelona ay ku kulmaan Final-ka Champions League
(Madrid) 10 Abriil 2018 Madaxwaynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez ayaa soo dhaweeyay in Barcelona ay isku arkaan Final-ka Champions…
Read More » -
England
“Waan ka garab ciyaari karaa Aubameyang iyo Lacazette” – Danny Welbeck
(London) 10 Abriil 2018 Weerar yahanka Arsenal ee Danny Welbeck ayaa kalsooni ku qaba inuu boos ka cariirsan karo kooxdiisa xili ay…
Read More » -
Champ' League
Tababare Valverde oo go’aansaday inuusan ciyaarsiin laacib kaan kulanka Roma
(Barcelona) 10 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Barcelona ayaa diyaarsaday shaxdii uu kala hortagi lahaa kooxda Roma habeen dambe. Wargayska Sport ayaa…
Read More »