Horseed oo ku bar baratay Betroolka isla markaana ku soo dhawaatay hogaanka horyaalka

(Muqdisho) 09 Abriil 2018. Naadiga Horseed ayaa galabta ka habaarsatay Betroolka oo ay kaga adkaatay 5-0.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray gool madi ah oo ay ku hogaamineyso Horseed.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad ayay Cawo iyo Maalin la soo baxday dar dar aad u xoogan iyadoona dhalisay 4-gool.

Guusha ayaa uga dhigan Horseed inay ku soo dhawaatay kooxda hogaanka heysa ee Dekadda.

Horseed ayaa iminka leh 25-dhibcood halka ay Dekadda leedahay 27-dhicbood.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close