Day: April 9, 2018
-
Champ' League
Bayern Munich oo helaysa akhbaar fiican ka hor kulanka Sevilla
(Munich) 09 Abriil 2018 Kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich ayaa helaysa akhbaar fiican ka hor kulanka ay marti qaadi doonto…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maxaad ka ogtahay in Manchester United ay Sawirka Messi oo Kobahiisa Caseysanaya ku….!!!!???????
(Manchester) 09 Abriil 2018. Man United waa mid ka mid ah kooxaha ugu wayn kubbada cagta adduunka balse Akaadamiyadeeda ayaa…
Read More » -
Uncategorized1
Fabio Capello oo ka fariistay Ciyaaraha isla markaana bilaabay howl cusub
(Europe) 09 Abriil 2018. Tabarihii hore ee xulka England iyo kooxaha Real Madrid, Juventus iyo AC Milan Fabio Capello ayaa…
Read More » -
Soomaaliya
Horseed oo ku bar baratay Betroolka isla markaana ku soo dhawaatay hogaanka horyaalka
(Muqdisho) 09 Abriil 2018. Naadiga Horseed ayaa galabta ka habaarsatay Betroolka oo ay kaga adkaatay 5-0. Qeybtii hore ee ciyaarta…
Read More » -
Champ' League
Tababare Allegri oo ka faa’idaysanaya maqnaashaha Ramos (Arag qaabka uu doonayo inuu ka dhigo weerarkiisa)
(Torino) 09 Abriil 2018 Tababaraha Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa dajiyay qorshihii uu uga adkaan lahaa Real Madrid arbacada. Massimiliano Allegri ayaa…
Read More » -
Champ' League
Ogoow magacyada ciyaartoyda seegaya kulamada lugta labaad ee isbuucaan laga ciyaarayo Champions League
(Yurub) 09 Abriil 2018 Talaadada iyo arbacada isbuucaan waxaa markale la ciyaari doonaa kulamada lugta labaad ee wareega rubuc dhamaadka Champions…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ronaldo oo taladaan siiyay Neymar si uu ugu guulaysto Ballon d’Or
(Madrid) 09 Abriil 2018 Laacibka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa talo aad muhiim u ah siiyay wiilka reer Brazil ee…
Read More » -
France
Heshiiska Thomas Tuchel uu ugu biirayo PSG oo la ogaaday (Imisa sano ayuu saxiixayaa?)
(Paris) 09 Abriil 2018 Kooxda reer France ee PSG ayaa gacanta ku soo dhigtay tababarihii ka tagay Borussia Dortmund ee Thomas Tuchel.…
Read More » -
Champ' League
Klopp oo shaki galiyay in Salah uu ciyaari karo kulanka Manchester City
(Liverpool) 09 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaki galiyay in weerar yahankiisa Mohamed Salah uu ciyaari karo…
Read More » -
Spain
Wiilka Cristiano Ronaldo oo sameeyay si lamid ah labaalaydii aabihii uu ka dhaliyay Juventus
(Madrid) 09 Abriil 2018 Wiilka uu dhalay Cristiano ee Ronaldo JR ayaa sameeyay si lamid ah goolkii labaalayda ahaa ee aabihii…
Read More »