West Ham oo taakeeysay Chelsea iyada oo uu Chicharito markale wadnaha jaray jamaahiirta Blues

(London) 08 Abriil 2018. London Derby oo aad u xamaasad badnaa galabta ayaa 1-1 la’isla mari waayey kaddib markii uu Hernandez daqiiqaddii 78-aad Chelsea ka soo bar bareeyey goolka.

Cesar Aspilicueta ayaa qeybtii hore hoggaanka u dhiibay Blues laakiin uma suurtagalin in ay Chelsea dhibcaha wada qadato.

Chicharito oo hore caan ugu ahaa soo taabashada shaqa Chelsea ayaa markale ka dhaliyey goolka.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close