Day: April 8, 2018
-
England
West Ham oo taakeeysay Chelsea iyada oo uu Chicharito markale wadnaha jaray jamaahiirta Blues
(London) 08 Abriil 2018. London Derby oo aad u xamaasad badnaa galabta ayaa 1-1 la’isla mari waayey kaddib markii uu Hernandez…
Read More » -
Uncategorized
LA LIGA: Madrid Derby oo garbo siman ku soo dhammaaday
(Madrid) 08 Abriil 2018. Kulankii xiisaha badnaa ee Madrid Derby ee galabta Bernabeu ka dhacay waxa uu ku soo idlaaday 1-1.…
Read More » -
England
Maxaa ka jira in Arsenal ay racfaan ka qaadanayso casaankii galabta la siiyay Mohamed Elneny?
(London) 08 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka hadlay casaankii galabta la siiyay laacibkiisa Mohamed Elneny. Wenger…
Read More » -
Uncategorized
Danny Welbeck oo laba gool oo uu dhaliyey guul ay u dhibtooday Arsenal ku siiyey
(London) 08 Abril 2018. Arsenal waxa ay si dhib ah uga badisay Southampton oo ku soo booqatay Emirates. Kulanka oo jawi…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Raisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo qaabilay Halyey Cabdi Bile Cabdi
(Muqdisho) 08 Abriil 2018. Raisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay halyey Cabdi Bile Cabdi.…
Read More » -
England
Aubameyang oo Rikoor aan looga horayn ka sameeyay Arsenal
(London) 08 Abriil 2018 Weerar yahanka reer Gabon ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa markale u dhaliyay gool kooxdiisa Arsenal kulan haatan ay la…
Read More » -
England
“Pogba wuxuu qadka dhexe ee Man City ka noqon lahaa dooqa 5-aad.”.-
(England) 08 Abriil 2018. Laacibka ugu qaalisan Man United Paul Pogba ayaa labo gool ka xareeyay xalay naadiga Mancehster City…
Read More » -
Uncategorized
Antoine Griezmann oo ka hadlay wararka la xiriirinaya Barca iyo sida uu jecel yahay in ay wax u dhacaan
(Madrid) 08 Abriil 2018. Antoine Griezmann waxa uu beeniyey In Barcelona ay wadahal kula jirto Atletico Madrid si ay saxiixiisa u…
Read More » -
Spain
Ogoow magacyada 9-laacib oo galabta ciyaaraya kulankoodii ugu danbeeyay ee Derby Madrid
(Madrid) 08 Abriil 2018 Real Madrid ayaa galabta marti qaadi doonta kooxda Atletico Madrid, ciyaartoy dhawr ah ayaana galabta ciyaari doona…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Muxuu xalay Paul Pogba dhagta ugu sheegay De Gea?
(Manchester) 08 Abriil 2018. Guushii xalay ee soo laabashada ahayd ee ay Manchester United ka gaartay Manchester City waxaa loo hibeyn…
Read More »