BENEVENTO VS JUVENTUS: Shaxda & safafka ay galabta kusoo geli karaan!

(Benevento) 07 Abriil 2018 – Waxaa galabta ballansan labada kooxood ee Benevento vs Juventus oo ciyaaraya kulanka ugu horreeya ee lagu furayo todobaadka 31-aad.

Dhanka Benevento: Waxaa la qiimayn doonaa xaaladaha Viola iyo Diabaté. Waxaa ganaaxan Letizia. Macallin De Zerbi ayaa se ku tashan kara Sagna. Dhanka kale, waxaa maqan Memushaj iyo Parigini oo uu wehliyo Antei.

Dhanka Juve: Allegri ayaa ka samray Barzagli oo wax ku gaareen guuldarradii Real Madrid. Waxaa weli maqan Bernardeschi. Goolka waxaa ilaalinaya Szczesny. Shaxdu waxay u badan tahay 4-3-3 iyadoo la nasinayo Higuain. Daqiiqadda 1-aadba waxaa safan doona Mandzukic iyo Cuadrado. Marchisio ayaa khadka dhexe ka mid ah.

KAYDKA

  • 22 BRIGNOLI, 91 SPERANDEO, 18 GYAMFI, 2 RUTJENS, 29 BILLONG, 4 DEL PINTO, 73 VOLPICELLI, 14 VIOLA, 60 SANOGO, 87 LOMBARDI, 25 DIABATÉ, 11 CODA

 

  • 1 BUFFON, 16 PINSOGLIO, 2 DE SCIGLIO, 3 CHIELLINI, 21 HOWEDES, 22 ASAMOAH, 30 BENTANCUR, 6 KHEDIRA, 27 STURARO, 11 DOUGLAS COSTA, 9 HIGUAIN

GANAAXAN

  • Letizia (1), Lucioni (fino a ottobre 2018)

AAN LA HELI KARIN

  • Antei, Memushaj, Parigini
  • Barzagli, Bernardeschi

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close