Haddii ii Ronaldo Koox ahaan lahaa wuxuu kaalinta 10-aad ka soo gali lahaa….

(Europe) 06 Abriil 2018. Kaddib labadii gool uu Ronaldo uga shubay Juventus goolashiisa Champions League ayaa gaaray 119-gool.

Haddaba haddii uu Ronaldo Koox ahaan lahaa wuxuu noqon lahaa kooxda 10-aad ee ugu goolasha badan Tariikhda Champions League.

Kaliya 9-kooxood ayaa ka goolal badan Ronaldo tartanka koobka dhaga waynaha oo kaalinta Tobanaad ayuu soo gali lahaa haddii uu koox ahaan lahaa.

EEG liiska Kooxaha ugu Goolasha Badan Champions League iyo Ronaldo oo 10-aad soo xirtay:

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close