Day: April 6, 2018
-
toos
GOOGOOSKA: Saint Etienne vs PSG 1-1 (PSG oo lala baratamay)
Saint Etienne vs PSG Saint Etienne vs PSG Gool FM
Read More » -
Champ' League
Messi oo aad uga carooday Bandhigii Shidnaa ee Ronaldo isagoona doonaya in….
(Spain) 06 Abriil 2018. Real Madrid ayaa hal lug la gashay afar dhammaadka Champions League kaddib markii ay 3-0 uga…
Read More » -
Champ' League
Sidee Suuro gal ku noqotay in Maxamed Saalax uu Laacibka Usbuuca ee CL ku garaaco Ronaldo??….(SIR LAGA DABA TAGAY)
(Europe) 06 Maarso 2018. Maxamed Saalax ayaa laacibka usbuuca ee Champions League ku garaacay Cristiano Ronaldo, arrin dood badan dhalisay.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SABAB? ”Jose Mourinho waa inuu Milan u mahad celiyaa!” – Clarence Seedorf
(A Coruña) 06 Abriil 2018 – Clarence Seedorf ayaa ku dooday in Jose Mourinho uu u mahad celiyo kooxda AC…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Seedorf oo hal arrin oo aan isaga u suurtagelin ku coowryay Gattuso
(A Coruña) 06 Abriil 2018 – Clarence Seedorf ayaa rumaysan in ‘degganaanta’ heerka naadi ay tahay midda Gennaro Gattuso u…
Read More » -
Champ' League
Haddii ii Ronaldo Koox ahaan lahaa wuxuu kaalinta 10-aad ka soo gali lahaa….
(Europe) 06 Abriil 2018. Kaddib labadii gool uu Ronaldo uga shubay Juventus goolashiisa Champions League ayaa gaaray 119-gool. Haddaba haddii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Xulka Talyaanigu xoog ma lahayn” – Gianluigi Buffon
(Torino) 06 Abriil 2018 – Gianluigi Buffon ayaa qirtay inaysan Talyaanigu ‘lahayn awooddii’ ay uga dhabayn lahaayeen riyooyinka taageerayaashooda, oo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Alexis Sanchez oo amooreeyey kahor kulanka Manchester Derby+SAWIRRO
(Mancehster) 06 Abriil 2018. Xilli aysan Manchester United cayaareen tartamada Europe toddobaadkan, Alexis Sancehez waxa uu kaga faa’ideystay in uu saaxiibaddiis…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Juventus oo mar qura beddeleeysa laba laacib oo isku boos ah (Yay ku bedelaysaa?)
(Torino) 06 Abriil 2018 – Juventus ayaa sida lasoo sheegayo xagaaga direeysa dadabka bidix ee Alex Sandro iyagoo durba isha…
Read More » -
England
WARBIXIN: Cristiano Ronaldo Oo Ku Wargaliyey Florentino Perez In Uu Dalab Weyn Ka Helay Manchester United
(Madrid) 06 Abriil 2018. Cristiano Ronaldo waxa uu ku wargaliyey madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez dalab weyn oo uu ka helay…
Read More »