Day: April 5, 2018
-
toos
GOOGOOSKA: Arsenal vs CSKA Moskova 4-1 (Arsenal oo nus-dhamaadka usii dhowaanaysa)
Arsenal (4-4-1-1): Cech; Bellerin, Mustafi, Koscielny, Monreal; Mkhitaryan, Ramsey, Xhaka, Wilshere; Ozil; Lacazette CSKA Moscow (3-5-2): Akinfeev; A…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
GURYO NOQOD: Raiola oo Balotelli usoo wada koox wayn oo Talyaani ah
(Roma) 05 Abriil 2018 – Wakiilka Mino Raiola ayaa galabta booqday xarunta kooxda AS Roma jeer ay hawada ku jiraan…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Atletico Madrid vs Sporting 2-0, SS Lazio vs Salzburg 4-2
Atletico Madrid vs Sporting Lazio: Strakosha; Luiz Felipe, De Vrij, Radu; Basta, Parolo, Leiva, Milinkovic-Savic, Lulic; Luis Alberto; Immobile Lazio bench:Guerrieri,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: Gattuso oo caddeeyay kooxda uu shaksi ahaan taageero! (Waa middee?)
(Milano) 05 Abriil 2018 – Gennaro Gattuso aya sheegay in ay “sharaf u tahay” inuu qandaraas dheer la galo kooxda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Haddii aan caddaan ahay mar horaa la i cafin lahaa” – Mario Balotelli
(Nice) 05 Abriil 2018 – Mario Balotelli ayaa rumaysan in “in aanu dhibaato wayn qabeen, mar horana la cafin lahaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
LA YAAB: TV Iiraani ah oo faafreeb ku sameeyay baajka kooxda AS Roma! (Sabab?)
(Tehran) 05 Abriil 2018 – Arrin ku saabsan baajka kooxda AS Roma ayaa aad looga hadal hayaa dalkaasi Iiraan, kaddib…
Read More » -
Italy
RASMI: AC.Milan oo heshiis cusub ka saxiixday tababare Gennaro Gattuso
(Milan) 05 Abriil 2018 Kooxda AC.Milan ayaa si rasmi ah u shaacisay inay heshiis cusub ka saxiixday tababareheeda Gennaro Gattuso. Milan ayaa…
Read More » -
Italy
Juventus oo calaamadaysatay badalka tababare Massimiliano Allegri
(Torino) 05 Abriil 2018 Shaki badan ayaa laga muujinayaa in tababare Massimiliano Allegri uu sii ahaanayo tababaraha Juventus xiliciyaareedka dambe. Tababaraha reer…
Read More » -
Champ' League
Muxuu u Ooyay Roberto Firmino ka hor kulankii xalay ee Manchester City? Isaga ayaa ka jawaabay
(Liverpool) 05 Abriil 2018 Roberto Firmino ayaa qirtay inuu xalay ilmeeyay ka hor inta aysan bilaaban ciyaartii ay uga adkaadeen Manchester…
Read More » -
France
PSG oo heshiis la gaartay tababarihii badali lahaa Unai Emery
(Paris) 05 Abriil 2018 Kooxda PSG ayaa durba gacanta ku soo dhigtay tababarihii buuxin lahaa booska Unai Emery kaas oo ka tagaya…
Read More »