SAWIRRO: Man City oo Jahwareer lagu riday inta aanba kubbada labaasan Liverpool

(Liverpool) 04 Abriil 2018. Manchester City ayaaba jah wareer lagu furay inta aanba ciyaarta la baasan kaddib taageerayaasha Liverpool oo ku soo dhaweeyay dagaal.

Baskii ay saarnaayeen ayaa miraayada laga jabiyay iyadoo goobtii dhamaana uu qariyay Qiic kaddib walxaha holca ay ku soo tuureen.

Sidoo kale dhalooyinka iyo qasacadaha ay wax ku cabayeen ayay ku soo tuureen baabuurkii siday xiddigaha Man City.

Waa hubaal in Liverpool awooda ay caawa ku faaneyso ay ugu badan tahay midda ay ka helayso taageerayaasheeda xaasadeysan.

SAWIRRO:

 The City bus was peppered with objects being thrown by the Liverpool fans

 A bottle whistles through the air and a can strikes the side of the City coach

 Police gave the City coach an escort into Anfield but some fans threw bottles at the vehicle

 An object crashes off the front of the City coach as it pulls in to Anfield

 BT Sport reporter Des Kelly shows evidence of the City team bus with shattered glass Fans ignored the police horses and continued to throw missiles at the City coach

 Cans and bottles lie strewn on the ground after being thrown at the bus by supporters

 Stewards struggle to contain the over excited crowd as another bottle flies through the air as the City coach turned in

 Liverpool fans turned the air red, but their behaviour could now leave them in trouble with Uefa

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close