Ronaldo iyo Messi oo ka mid noqday Weeraryahannada Orodka ugu yar ka sameeyay Champions League kal ciyaareedkan…(EEG LIISKA)

(Europe) 03 Abriil 2018. Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa ka mid noqday weeraryahannada masaafada ugu yar oraday Champions League kal ciyaareedkan malaha waaba sababta ay goolasha badan u dhaliyeen.

Rugcadaagii Milan Maldini ayaa mar laga hayaa inuu yiri: “Haddii ay noqoto inaanba Shaafto koco markaa ayaanba durba qalad sameeyay.

Marka sheekada Weeraryahannada waqtigaan malaha waxay u dhigan taa: “Haddii ay noqoto inaanba ordo markaa ayaanba durba qalad sameeyay.

Lionel Messi ayaa orday masaafada ugu yar Champions League kal ciyaareedkan 89.9m daqiiqadiiba halka Cristiano Ronaldo oo qudhiisa meelaha hoose kag jira Liiska uu orday 101.9m daqiiqadiiba.

EEG LIISKA:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close