Funaanada Barcelona ay ku ciyaarayso xiliciyaareedka dambe oo si qarsoodi ah loo helay

(Barcelona) 03 Abriil 2018 Funaanada kooxda Barcelona ay ku ciyaari doonto xiliciyaareedka dambe ayaa si qarsoodi ah loo helay sida ay baahisay AS.

Intabadan labiska kooxaha ugu wayn qaarada yurub ayaa si qarsoodi ah loo shaaciyaa ka hor inta aysan kooxdu daaha ka qaadin.

1522762791_585173_1522763236_sumario_normal

Sidaas si lamid ah ayaana ku dhacday Barcelona, waxaana si qarsoodi ah loo faafiyay labiskeeda xiliciyaareedka 2018-2019.

Shirkada samaysa qalabka Sportiga ee Nike ayaana sifiican ugu fara yaraysatay samaynta labiska cusub ee Barcelona.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close