Day: April 3, 2018
-
Bannaanka Garoonka
Ronaldo oo rageeyay rikoodho cusubna dhigay + Sawirro
(Torino) 03 Abriil 2018 – Jookarka kooxda Real Madrid ee CR7 ayaa sidii lagu yaqaanney xiddig wayn wuxuu caawa wacdaro…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CL: Real oo lug dhigatay nus-dhamaadka & Ronaldo oo jeer Juve dhulka ku jiidey + Sawirro
(Torino) 03 Abriil 2018 – Ronaldo iyo raggiisa iyo kooxdooda Real Madrid ayaa u muuqda kuwo cagta midig dhigtay nus-dhamaadka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: Taageerayaasha Juventus oo Ronaldo u sameeyay arrin lama filaan ah + Sawirro
(Torino) 03 Abriil 2018 – Laacibka Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyey gool labaaleey ah oo aad u qurux badan, kulanka Juventus…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
AC MILAN VS INTER MILAN: Gattuso oo ka hadlay sida uu u arko Spalletti & safafka ay habeen dambe kusoo geli karaan labada koox!
(Milano) 03 Abriil 2018 – Macallinka AC Milan ee Gennaro Gattuso ayaa sheegay inay “sharaf u tahay” inuu wajoho macallinka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Waxaa jirta hal arrin oo aan Inter ku jeclahay” – Luciano Moggi oo jeesteeyay!
(Torino) 03 Abriil 2018 – Agaasimihii hore ee Isboortiga kooxda Juventus jaalle Luciano Moggi ayaa sheegay inay jirto sida uu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Aan Roma markale uga rayno 6-1” – Jordi Alba
(Barcelona) 03 Abriil 2018 – Dadabka Barcelona ee Jordi Alba ayaa rajeeynaya inay markale jiidi karaan kooxda Roma isagoo si…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Juventus vs Real Madrid – LIVE (Shaxda sugan)
Juventus: Buffon; De Sciglio, Barzagli, Chiellini, Asamoah; Douglas Costa, Khedira, Bentancur, Alex Sandro; Dybala, Higuain Kaydka Juventus: Szczesny, Cuadrado, Marchisio,…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Sevilla vs Bayern Munchen – LIVE (Shaxda sugan)
Here is our starting eleven to face @FCBayernEN #vamosmisevilla #SFCFCB pic.twitter.com/8eDDhjtHPG — Sevilla FC (@SevillaFC_ENG) 3 april 2018 Sevilla vs…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Funaanada Barcelona ay ku ciyaarayso xiliciyaareedka dambe oo si qarsoodi ah loo helay
(Barcelona) 03 Abriil 2018 Funaanada kooxda Barcelona ay ku ciyaari doonto xiliciyaareedka dambe ayaa si qarsoodi ah loo helay sida ay…
Read More » -
Champ' League
Tababare Di Francesco oo ka hadlay xaalada Radja Nainggolan ka hor kulanka Barcelona
(Barcelona) 03 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Roma ee Eusebio Di Francesco ayaa ka hadlay taam ahaan shaha laacibkiisa Radja Nainggolan ka hor…
Read More »