Lionel Messi, Suarez iyo Pauinho oo xalay xaadir ahaa guriga Coutinho…..Ogow ujeedka ay u tageen

(Catalonia) 02 Abriil 2018. Xaaska Philippe Coutinho   waxa ay noqotay 25 sano iyada oo xaflada dhalashadeeda kula dabaal dagtay kubadd abuuraha Barcelona iyo gabadhiisa.

Intaa kadddib, Ainee Coutinho waxa ay xaflad kula dabaal dagtay saaxiibadeed iyo qoyskeeda iyada oo dhawr ka mida safka Barcelona lagu martiqaaday.

Sida sawirka laga arki karo Lionel Messi, Luis Suarez iyo  Paulinho ayaa ka mid ahaa kuwa ka soo qeyb galay madashada.

Lionel Messi, Luis Suarez iyo  Paulinho waxa ay daris la yihiin Coutinho.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close