Day: April 2, 2018
-
Champ' League
Taageerayaasha Real Madrid oo doortay shaxda ay jecelyihiin in tababare Zidane uu kala hortago Juventus (Yaa ku jira yaase ka maqan?)
(Madrid) 02 Abriil 2018 Taageerayaasha Real Madrid ayaa doortay shaxda ay jecel yihiin in tababare Zidane uu kala hortago habeen dambe…
Read More » -
Champ' League
Ronaldo oo doonaya in Keydka lagu cabo Bale kulanka habeen dambe ee Juventus…(Ogoow Sababta)
(Europe) 02 Abriil 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu doonayo in Keydka la dhigi Gareth Bale kulanka habeen dambe…
Read More » -
England
Chelsea iyo Real Madrid oo samaynaya heshiis is dhaafsi ah (Bale iyo lacag oo lagu doonayo labo xiddig)
(London) 02 Abriil 2018 Kooxaha Real Madrid iyo Chelsea ayaa samaynaya heshiis is dhaafsi ah marka uu dhamaado xiliciyaareed kaan. Sida…
Read More » -
Spain
Yerry Mina oo si gaar ah u la kulmay tababare Ernesto Valverde (Ogoow wixii ay ka wada hadleen)
(Barcelona) 02 Abriil 2018 Daafaca ku cusub Barcelona ee Yerry Mina ayaa si gaar ah u la kulmay tababaraha kooxdiisa ee Ernesto…
Read More » -
Italy
Chiellini oo magacaabay daafaca ugu fiican adduunka
(Torino) 02 Abriil 2018 Daafaca kooxda Juventus ee Giorgio Chiellini ayaa magacaabay daafaca ugu fiican adduunka waqti xaadirkaan. Giorgio Chiellini ayaa si…
Read More » -
England
Maxamed Saalax oo u sheegay Real Madrid inuu ku soo biirayo Xagaagaa haddii ay Balan qaadaan LABADAN QODOB!!!
(Europe) 02 Maarso 2018. Maxamed Saalax ayaa soo qabtay indhaha Real Madrid kaddib wacdaraha uu kal ciyaareedkan ka dhigayo gegada…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo u Careysan laacib kala tirsan Barcelona isagoona uga digay inuu…..
(Catalonia) 02 Abriil 2018. Xiddiga Barcelona Lionel Messi ayaa la warinayaa inuu aad uga careysan yahay Daafaca kooxda ee Samuel…
Read More » -
Soomaaliya
Jeenyo oo ku Jeesteesay Betroolka kaddib Nus Darsin Goolal ah ay u dhiibtay
(Muqdisho) 02 Abriil 2018. Jeenyo ayaa galabta si xun u jajabsatay Betroolka oo ay uga adkaatay 6-0. Qeybtii hore ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Lionel Messi, Suarez iyo Pauinho oo xalay xaadir ahaa guriga Coutinho…..Ogow ujeedka ay u tageen
(Catalonia) 02 Abriil 2018. Xaaska Philippe Coutinho waxa ay noqotay 25 sano iyada oo xaflada dhalashadeeda kula dabaal dagtay kubadd abuuraha…
Read More » -
England
Harry Kane oo ka hadlay Maxamed Saalax….(Muxuu ka yiri???)
(England) 02 Abriil 2018. Harry Kane ayaa shalay dib ugu soo laabtay garoomada ciyaartii ay Tottenham ka adkaatay Chelsea kaddib…
Read More »