Isco iyo Ramos oo ku soo laabtay tababarka Real Madrid kahor kulanka adag ee Juventus

(Madrid) 01 Abril 2018. Kaddib markii ay garaaceen Las Palmas Real Madrid waxa ay diurba bilowday isu diyaarinta kulanka adage e Juventus – Ramos iyo Isco waxa ay ka qeyb qaateen tababarka.

Laabada laacib waxa ay tababar buuxa ku sameyeen xarunta kooxda ee Valdebebas.

Ramos iyo Isco oo aan ciyaarin kulankii Las Palmas ayaa ka tababar dheeraa xiddigaha kale.

Sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa tababarka Cristiano Ronaldo oo xalay la nasiyey.

Real Madrid waxa ay lugta hore ee rubic dhammaadka Champions League la dheeli doontaa Juventus toddobaadkan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close