Day: April 1, 2018
-
England
EPL: Dele Alli oo labo gool dhaliyay xili Tottenham guul taariikhi ah ay ka gaartay Chelsea +SAWIRRO
(London) 01 April 2018 Tottenham ayaa caawa ka gaartay Chelsea guul taariikhda u gashay taas oo ay ugu danbaysay 1990-kii, waxayna…
Read More » -
Champ' League
Yaa dhex dhexaadin doona kulanka Juventus Vs Real Madrid iyo Sevilla Vs Bayern Muncih?
(Madrid) 01 Abriil 2018. Garsooraha reer Turki Cunet Cakir, ayaa dhex dhexaadin doona kulanka Champions League ee u dhexeyn doona Juventus…
Read More » -
Uncategorized
Maxay ahayd sababtii uusan Cech u ciyaarin kulankii galabta?
(London) 01 Abriil 2018. Tababaraha Arsenal ayaa sheegay sababtii uu Petr Cech u safin ciyaartii galabta. David Ospina oo kaabe u…
Read More » -
Uncategorized
Isco iyo Ramos oo ku soo laabtay tababarka Real Madrid kahor kulanka adag ee Juventus
(Madrid) 01 Abril 2018. Kaddib markii ay garaaceen Las Palmas Real Madrid waxa ay diurba bilowday isu diyaarinta kulanka adage e…
Read More » -
Champ' League
Barcelona oo ku rajo wayn in Sergio Busquets uu taam u noqdo kulanka Roma
(Barcelona) 01 April 2018 Barcelona ayaa leh rajo wayn ka hor kulanka kooxdu ay soo dhawaynayso kooxda reer talyaani ee Roma.…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Chelsea vs Tottenham 1-3 (Chelsea oo gurigeeda lagu jiidey)
Chelsea starting XI: Caballero, Rüdiger, Christensen, Azpilicueta, Moses, Kanté, Fàbregas, Alonso, Willian, Hazard, Morata. Tottenham starting XI: Lloris, Trippier,…
Read More » -
England
EPL: Aubameyang iyo Lacazette oo guul ku hogaamiyay Arsenal +SAWIRRO
(London) 01 April 2018 Arsenal ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Stoke City oo marti u ahayd, waxayna uga adkaatay…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Arsenal vs Stoke City 3-0 (Auba oo Stoke edbiyay)
Here’s our team – get the job done, lads 💪#AFCvSCFC pic.twitter.com/nx6CoEmWYP — Arsenal FC (@Arsenal) 1 april 2018 Arsenal –…
Read More » -
England
Paul Pogba oo markii ugu horreeysay ka hadlay xurgufka isaga iyo Mourinho ka dhexeysa…..Muxuu ka yiri?
(Manchester) 01 Abriil 2018. Paul Pogba waxa uu ku adkeystay in uusan wax dhibaata ah ku qabin Jose Mourinho marka laga…
Read More » -
Spain
Griezmann oo heshiis is afgarad la gaaray kooxdan oo uu £88million ugu biiri doono…Waa tee…..?
(Catalonia) 01 Abriil 2018.ANTOINE GRIEZMANN ayaa lagu soo warramayaa in uu diiday fursadda ah ku biiridda Manchester United isaga oo…
Read More »