Lukaku oo ku soo biiray BOQOLLEYDA Premier League

(Manchester) 31 Maarso 2018. Remulu Lukaku ayaa ku soo biiray xiddigaha Boqolka gool ka dhaliyay Premier League kaddib goolkii uu iminka ka xareeyay Swansea City.

Shan daqiiqo uun markii ay socotay xiddiga reer Belgium ayaa dhaliyay kubbad qof ku sii dhacday kaa oo ka dhignaa goolkiisii 100 aad ee horyaalka Ingiriiska.

Wuxuu noqday laacibkii 28-aad ee tiradaa gaara wuxuuna liiskaa kula soo biiray xiddigo shidan sida Thierry Henry iyo Alan Shearer.

 Romelu Lukaku has become the latest member of the Premier League 100 club

Lukaku ayaa Boqolka ku gaaray 216 kulan uu Premier League u saftay kooxaha West Brom, Everton iyo Manchester United.

Muddadii uu Chelsea la joogay wuu qadsanaa oo wax gool ah uma dhalin kulan horyaalka ah.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close