SAWIRRO: Zlatan Ibrahimovic oo si wayn loogu soo dhaweeyay Los Angeles

(LA) 30 Maarso 2018. Zlatan Ibrahimovic ayaa ka dagay Los Angeles iyadoo ay halkaa ku soo dhaweeyaan taageerayaal fara badan.

Joog dheeraha u soo ciyaaray kooxo badan oo magac wayn ku leh Yurub ayaa iminka u boqoolay horyaalka Dalka Markeykanka.

Sabtida ayaa lagu wadaa inuu kulankiisii ugu horreeyay u safto kooxdiisa LA Galaxy marka ay wajaheyso naadiga ay sida wayn u coltamaan ee Los Angeles FC.

SAWIRRO:

 Zlatan Ibrahimovic poses for a photo with adoring fans after touching down in LA
 The Swede, 36, touched down in LA around 9pm local time last night
 The Swede, 36, touched down in LA around 9pm local time last night
 Zlatan Ibrahimovic signed merchandise for the waiting fans
 Security was in place to hold back fans
 Fans thronged Zlatan Ibrahimovic on his arrival
 It was pitch black when he arrived but still supporters made their way out to see their hero

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close