Day: March 30, 2018
-
Bannaanka Garoonka
Andrea Pirlo oo ka sheekeeyay waxa ay uga kala dhignaayeen waayihiisii Juventus & AC Milan
(Brescia) 30 Maarso 2018 – Jeer ay berritoole foolka isku diirayaan Juventus iyo Milan, ayuu Andrea Pirlo nooga sheekaynayaa waxa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Fabio Capello oo kusoo biiray musharrixiinta xulka Talyaaniga!
(Roma) 30 Maarso 2018 – Macallinkii hore ee kooxaha AC Milan, Roma iyo Juventus ee Fabio Capello ayaa lasoo werinayaa…
Read More » -
Spain
Zidane oo ka jawaabay eedeyntii uga timid Isco ka hor kulanka Las Palmas
(Madrid) 30 Maarso 2018 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa u jawaabay kubadd abuuraha reer Spain ee Isco. Laacibka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
MUSHTARI MESSI: Lionel Messi oo hoteelkii 2-aad ka iibsadey dalka Spain + Sawirro
(Barcelona) 30 Maarso 2018 – Lionel Messi ayaa haatan u muuqda nin maalgashi dhanka marti soorka ah, iyadoo sida ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
QORMADA JIMCAHA: Labo Laacib oo CAAN ka ah kubbada cagta oo Ka baxay DIINTA ISLAAMKA…(Ogoow Sababta)
(Europe) 30 Maarso 2018. Qormooyinkeenii hore ee Maalinka Jimcaha haddaan ku soo qaadanay ciyaartooy soo islaamtay, waxaan Maanta qodobkeena ku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: ”Ukun haku jiro hadduu doono, hadda kaddib ka hadli maayo qandaraas kordhin ee iga daaya!” – Gattuso
(Milano) 30 Maarso 2018 – Gennaro Gattuso ayaa sheegay in intii ku filan laga hadlay qandaraas cusboonaysiintiisa kooxda AC Milan…
Read More » -
Soomaaliya
Benaadir oo guul daradii ugu horreysay Biday Horseed Somalia Premier League.
(Muqdisho) 30 Maarso 2018. Benaadir ayaa galabta biday Horseed guul daradii ugu horreysay horyaalka Somalia Premier League ee xilli ciyaareedkan…
Read More » -
Ameerika
SAWIRRO: Zlatan Ibrahimovic oo si wayn loogu soo dhaweeyay Los Angeles
(LA) 30 Maarso 2018. Zlatan Ibrahimovic ayaa ka dagay Los Angeles iyadoo ay halkaa ku soo dhaweeyaan taageerayaal fara badan. Joog dheeraha…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ogoow sirta ka dhexeysa qaab ciyaareedka Messi iyo Buskudka (Sheeko xiiso leh oo la ogaaday)
(Barcelona) 30 Maarso 2018 Buskudka ayaa la ogaaday inuu qayb wayn ka qaatay hormarinta qaab ciyaareedka laacibka Barcelona iyo xulka Argentina…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
MUUQAAL: Olivier Giroud oo ka masayray Mbappe (Arag Muxuu sameeyay?)
(Paris) 30 Maarso 2018 Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Olivier Giroud ayaa ka masayray saaxiibkiis Mbappe kadib guushii xulka France uu ka…
Read More »