Inter oo ku soo biirtay tartanka saxiixa Timo Werner

(Milan) 29 Maarso 2018 Kooxda Inter Milan ayaa ku soo biirtay tartanka saxiixa weerar yahanka kooxda RB Leipzig ee horaalka Jarmalka.

22 jirkaan ayaa la soo baxay qaab ciyaareed cajiib ah, wuxuuna durba diirada u fuulay kooxaha ugu tunka wayn qaarada yurub.

Calcio Mercato ayaa daaha ka qaaday in kooxda Inter Milan ay u dhaqaaqayso soo xerogalinta Timo Werner si ay ugu buuxiso booska Icardi.

Laakiin Inter Milan ayaa loo lan adag ka la kulmaysa kooxaha Bayern Munich, Manchester United, Liverpool iyo Real Madrid oo dhamaantood wada doonaya saxiixa Timo Werner.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close