Chelsea oo 3-dan Waji mid yeelaneysa marka uu ku soo biiro Vidal

(Europe) 29 Maarso 2018. Chelsea ayaa ku raad joogta xiddiga qadka dhexe ee Bayern Munich Arturo Vidal maadaama ay doonayaan wax howsha la qabta Kante kaddib markii uu tagay Matic.

Tiémoué Bakayoko ayay Blues ku keentay qiimo badan balse ma noqon mid lagu mahdiyo.

Inkastoo ay Man United sidoo kale dooneyso Vidal misane Chelsea waxaa libinta siin kara Antonio Conte maadaama uu macallin u ahaa berigii ay wada joogeen Juventus.

Haddaba Chelsea ayaa 3-dan Waji mid yeelan karta haddii uu ku soo biiro laacibka reer Chile:

1

2

3

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close