SAWIRRO: Ronaldo oo Qoraxeysi u soo bixiyay Saddexdiisa caruur ee yar yar

(Europe) 28 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa waqti qaali ah la qaatay reerkiisa kaddib labo kulan oo saaxiibtinimo uu u saftay xulkiisa Portugal.

Xiddiga Real Madrid ayaa labo gool oo soo daahay ka dhaliyay Masar ciyaartii ay 2-1 uga adkaadeen ka hor inta aysan guul darro 3-0 kala kulmin Holland ciyaartii xigtay.

33-jirka ayaa qoraxeysi ula soo baxay gacalisadiisa Georgina Rodriguez iyo saddexdiisa caruur ee Martina, Eva Maria iyo Mateo.

CR7 Ayaa ku jira qaab ciyaareed aan innaba caadi ahayn tan iyo sidii uu u dhashay sanadkan cusub ee 2018.

SAWIRRO:

 Cristiano Ronaldo enjoyed a relaxing day with stunning girlfriend Georgina Rodriguez
 The Real Madrid ace scored twice for Portugal in their 2-1 win over Egypt
 Ronaldo spent precious time with the family after returning from international break

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close