Mourinho oo go’aansaday inuu Baalka gishto Pogba

(Manchester) 28 Maarso 2018. Jose Mourinho ayaa go’aansaday inuu xafito Pogba isla markaana uusan suuqa soo dhigin xagaaga sida uu warinayo Yahoo Sport UK.

Mustaqbalka wiilka reer France ayaa su’aalo la galiyay beryihii dambe isagoo xitaa ka dhacay safka hore ee Old Trafford.

Yeelkeede, Mourinho ayaa iminka aaminsan tayada 25-jirka wuxuuna doonayaa inuu ka caawiyo inuu xal u helo dhibaatooyinka hestay xili ciyaareedka 2018-19.

Pogba ayaa gool caaqibo leh u dhaliyay mid kalena caawiyay ciyaartii saaxiibtinimo uu dhawaan Faransiiska ka adkaaday xulka Ruushka.

DAAWO GOOLKA UU DHALIYAY:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close