Inter Milan oo qarka u saaran inay SADDEXDAN soo wada xero galiso

(Italy) 28 Maarso 2018. Inter Milan ayaa aad ugu dhow inay hal mar soo wada xiro galiso Martinez, De Vrij iyo Asamoah.

Camaaliqada reer Talyaani ayaa lagu wadaa inay Messi-ga cusub Lautaro Martinez kala soo wareegto naadig aRacing Club adduun dhan 17-milyan oo bound.

 Inter Milan are set to sign Argentine striker Lautaro Martinez from Racing Club for £17m

De Vrij iyo Daafaca Juventus Asamoah ayaa iyagu beeca xorta ah ku imaan doona San Siro taa oo micnaheedu yaahy in Inter ay qarash gareynayso uun 17 milyan.

Gazzetta dello Sport ayaa warineysa in shaqo adag uu qabtay agaasimaha ciyaara ee Inter Piero Ausilio kaddib ay kooxda soo wada xero galin doonto saddexdan laacib.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close