Aubameyang oo Arsenal ugu baaqay inay…..

(Europe) 28 Maarso 2018. Kooxaha tunka wayn ee Liverpool, Arsenal iyo Atletico Madrid ayaa la warinayaa inay isku wada garbinayaa saxiixa Ousmane Dembele sida uu warinayo warisidaha Don Balon.

Pierre-Emerick Aubameyang oo ay Dembele ka wada tirsanaayeen Dortmund ayaa kooxdiisa Gunners ugu baaqay inay gacanta ku soo dhigaan saaxiibkii hore ee bishii Janaayo ku biiray Barcelona.

Tababarihii hore ee Dortmund Jurgen Klopp ayaa isna rajeynaya in qaar ka mid ah lacagihii 160 ka Milyan ay Coutinho kaga iibiyeen Barcelona uu u isticmaalo soo xero galinta Ousmane Dembele.

Halka Atletico Madrid ay iyana dareensan tahay inay Madrid keeni karto Dembele iyadoo isticmaaleysa heshiiska uu Antoine Griezmann ugu dhaqaaqayo Nou Camp.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close