Day: March 27, 2018
-
England
Alonso oo iska indho tiraya inuu dib ugu laabto Real Madrid
(London) 27 Maarso 2018. Daafaca Chelsea Marcos Alonso ayaan wax dareen ah siineyn wararka soo jeedinaya inuu goor dhow dib…
Read More » -
England
Gabriel Jesus oo diiday heshiis cusub
(Europe) 27 Maarso 2018. Dhaliyaha reer Brazil ee Manchester City \Gabriel Jesus ayaa diiday dalab heshiis kordhin ah sida uu…
Read More » -
England
“Aniga iyo Messi waxaan nahay kuwa Gaa-Gaaban oo dheereeya, laakiin Suuro gal ma ahan..”.
(London) 27 Maarso 2018. Eden Hazard ayaa ka dhawaajiyay in isaga iyo Lionel Messi ay yihiin kuwa gaa gaaban oo…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Spain vs Argentina – LIVE (Shaxda sugan)
Spain XI: De Gea, Carvajal, Pique, Ramos, Thiago, Koke, Iniesta, Asensio, Isco, Diego Costa Argentina XI: Romero, Bustos, Otamendi, Rojo,…
Read More » -
Spain
Neymar oo doonaya in Laacibkan uu kula biiro Real Madrid….!!!
(Europe) 27 Maarso 2018. Neymar ayaa si wayn lala xiriirinayaa inuu u soo dhaqaaqi doono gegda Beranbeu. Yeelkeede, warar dhawaan…
Read More » -
England
Wiilka Matic oo ku biiray Akaadamiyada Manchester United
(Manchester) 27 Maarso 2018. Nemanja Matic ayaa noqday xiddigii ugu dambeeyay uu wiilkiisa ku biiro Akaadamiyada kooxda Manchester United. Akaadamiyada…
Read More » -
Germany
SAWIRRO: Lix Bilood kaddib Manuel Neuer oo dib ugu soo laabtay Tababarka
(Munich) 27 Maarso 2018. Rugcadaaga Bayern Munich Manuel Neuer ayaa Lix bilood uu dhaawac ku maqnaa kaddib dib ugu soo…
Read More » -
France
Suarez oo uga digay Barcelona qorshe halis ku ah kooxda oo ay maleegayso PSG
(Barcelona) 27 Maarso 2018 Weerar yahanka Barcelona ee Luis Suarez ayaa uga digay maamulka kooxdiisa qorshe halis ku ah kooxda oo…
Read More » -
England
Ogoow sirta ka danbaysa dabaal dagii Pogba ee goolkii caawa uu ka dhaliyay Ruushka
(Moscow) 27 Maarso 2018 Xulka qaranka France ayaa caawa 3-1 uga adkaaday xulka qaranka Russia oo ay marti u ahaayeen, Pogba…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: England vs Italy 1-1 (Italy oo Ingiriiska iska dhicisay)
England: Butland; Walker, Stones, Tarkowski; Trippier, Dier, Oxlade-Chamberlain, Young; Lingard, Vardy, Sterling Kaydka England: Rose, Hart, Henderson, Maguire, Mawson, Livermore, Lallana,…
Read More »