SAWIRRO: Arsenal oo war Farxad leh helaysa

(London) 26 Maarso 2018. Arsenal ayaa helaysa aqbaar farxadeed kaddib markii ay tababarka safka koowaad dib ugu soo laabteen xiddigaheeda weerarka iyo qadka dhexe kaga ciyaara ee Alexandre Lacazette iyo Aaron Ramsey.

Labada xiddiga ayaa soo maray qalliin ka hor inta aysan ka soo kaban dhaawacyada ay qabaan.

Ramsey ayaa qaliin looga sameeyay Gumaarka halka dhaliyaha reer France laga qalay Jilibka.

Xiddigaha Muhiimka u ah shaxda Wenger ayaa looga tagay London maadaama ay dhaawac uga hareen xiddigihii u baxay kulamada caalamiga ee xulalkooda, balse tababarka ayay ku soo laabteen waliba midka safka hore.

SAWIRRO:

 Aaron Ramsey was back in Arsenal training on Monday morning

 Alexandre Lacazette was also back in action at London Colney

 Aaron Ramsey had a minor operation on a groin injury this month

 Arsenal will be hoping for a late-season surge after welcoming back star duo

 Arsenal put in an energetic shift despite the international break on Monday

 Pierre-Emerick Aubameyang could have striking partner Alexandre Lacazette back for this weekend's Premier League clash against Stoke

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close