Min Goolhaye ilaa Weerarka…(CIES oo soo saartay Boos kasta iyo Xiddigaha ugu fiican Yurub 2018)

(Europe) 26 Maarso 2018. CIES oo aad ugu guur gasha arrimaha kubbada cagta ayaa soo saartay Booskasta iyo xiddigaha ugu fiican Yurub sanadkan 2018.

Saddex bilood ayaa laga qaatay sanadkan CIES Football Observatory ayaana soo saartay xiddigaha ugu shidan.

Goolhayaha ayaa waxaa ku soo baxay midka Tottenham Hugo Lloris, Halka Ronaldo iyo Messi ay kala hogaaminayaa Liiska Xiddigaha ugu fiican Weerarka iyo Garbaha Weerarka.

Haddaba EEG Liiska Booskasta iyo Xiddigaha ugu shidan 2018:

GOOLHAYE:

DAAFACA DHEXE IYO KUWA GARBAHA:

QADKA DHEXE EE DAAFACA:

QADKA DHEXE EE WEERARKA:

GARBAHA iyo WEERARKA:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close