Griezmann oo Xagaagan ku soo jeeda Barcelona….(Bal EEG 3-Qaab uu u dhigmi doono Weerarka Catalans ka)

(Spain) 26 Maarso 2018. Antoine Griezmann ayaa lagu wadaa inuu xagaagan ku soo biiro kooxda Barcelona.

Waxaa xitaa la warinayaa in loo diyaariyay No.7 isagoona diyaar u ah inuu dhimo mushaarkiisa si uu u yimaado Nou Camp.

Haddaba sidee u muuqaneysaa Shaxda Barcelona marka uu yimaado wiilka reer France.

EEG 3-DAN SHAX:

1

Griezmann can fit into Barcelona's team in multiple ways, including on the left side in a 4-3-3

2

He could also line-up slightly deeper and wider, with Messi in a No 10 role, in a 4-2-3-1 system

3

Another option would by for Griezmann to partner Luis Suarez up front in a 4-3-1-2 formation

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close