GOOL GOOL DHAAFAY: Daawo Ma u Qalmaa Puskas Award 2018

(Paraguay) 26 Maarso 2018. Abaal marinta Goolka ugu qurxoon 2018 ayaa la bixin doonaa Bisha December, haddaba goolkan ma siin lahayd.

Kulan ka dhacay Praguay oo ay Cerro Porteno 2-0 uga adkaatay Sportivo Luqueno ayuu Hernan Novick dhaliyay Gool wax kale ah.

Jorge Rojas ayaa kubbada cirib ku soo siyay Novick oo isna Cirib kale tuun dheere uga saaray daaficii raacanayay ka hor inta cag bidix ah uu goolka dhex dhigin.

Bal daawo adigaa Yaabi doonee:

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close