SAWIRRO: Argentina oo soo gaartay Spain isla markaana tababarka ka bilowday Xerada Real Madrid

(Spain) 25 Maarso 2018. Xulka Argentina ayaa soo gaaray Spain iyagoona tababarka ka bilaabay Xerada Real Madrid ee Valdebebas.

Sergio Aguero ayaa isagu looga soo tagay Ingiriiska, kaddib kulankii ay Talyaaniga uga soo adkaadeen garoonka Manchester City.

Lionel Messi ayaa qudhiisa tababarka seegay laakiin saas ay tahay waxay u badan tahay inuu wax yar ka soo muuqan doono kulanka Talaadada ay Spain kula ciyaari doonaan gegada Wanda Metropolitano.

Laacibkii hore ee Real Madrid Angel Di Maria ayay sidoo kale u badan tahay inuu kulanka seegi doono.

SAWIRRO:

 Lionel Messi leads the way as Argentina head to Spain for their friendly

 Lionel Messi is expected to face Spain after being rested for the win over Italy

 Javier Mascherano looks relaxed as Argentina get ready for the World Cup in Russia

 Jorge Sampaoli has hailed Pep Guardiola for getting the best out of Nicolas Otamendi

 Sergio Romero is competing with Willy Cabellero for the No1 shirt

 Marcos Rojo is fighting for a spot on the plane to Russia

Video thumbnail

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close