‘Meesha aan rabo in aan joogo waa Masaajidka”, – Taageereyaasha Liverpool oo diinta Islaamka u sii riyaaqaya iyo heestan cusub oo ay soo qaadeen Maxamed Saalax -Daawo oo Aqri miraheeda

(Liverpool) 25 Mar 2018. Maalinba maalinta ka dambeysa waxaa sii kordheysa saameynta uu yeelanayo xiddigga Egypt ee Maxamed Saalax.

Kaddib afartii gool ee uu ka dhaliyey Watford dhawaan waxaa toos diinta Islam-ka u qaatay mid ka mida jamaahiirta Reds.

Waxaaba taas ka daran, marka laga soo tago xiddignimadiisa – Saalax waxa uu muxubada taageereyaasha ku muteystay dhaqanka suuban ee uu kula dhaqmo taageereyaashiisa.

AQRI MIRAHA HEESTA

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close