Barcelona oo u muuqata mid Inter ka dul qaadeysa Stefan de Vrij

(Rome) 25 Mar 2018. Matthijs de Ligt ayaa lagu wadaa in uu xagaaga soo socda ku biro Catalonia xagaaga soo socda si uu u quweeyo daafaca dhexe ee Blaugrana laaakiin Barca waxa ay isha la raaceysaa Stefan de Vrij.

Daafaca Lazio waxa uu qandaraaska ka dhacayaa Juunyo waxa uuna bilaash ugu biiri karaa Camp Nou.

La Gazzetta dello Sport, sida ay qabto Inter ayaa wada xaajoodka meer sare ka gaartay ee ay xiddigga ku qaadaneyso balse Barcelona ayaa sheekada soo gashay waxaana la qabaa in uu dooran doono Barca.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close