25-ka Ciyaaryahan ee Goolasha ugu badan u dhaliyay Xulalkooda…(Ronaldo oo 3-aad ku jiray iyo Messi…)+SAWIRRO

(World) 25 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa labo gool ka dhaliyay xulka Masar kulankii saaxiibtinimo ay dhawaan 2-1 uga adkaadeen.

Goolashaasi ayaa ka dhignaa inuu gaaray goolashiisii 81-aad ee xulka Portugal, oo labo laacib oo qura ayaa ka goolal badan xiddigaha goolasha ugu badan u dhaliyay xulalkooda Ferenc Puskas iyo Ali Daei.

FIIRO GAAR AH: Sawirka Hoostiisa ka EEG laacib kasta goolasha iyo xulka uu u dhaliyay.

Ka Bogo 25-ka Laacib ee Goolasha ugu badan u dhaliyay xulalkooda:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close