James Milner oo markiisii ugu horreeysay ku soo biiray Twitter-ka -laakiin xiddigga Liverpool ayaa taageereyaasha kaga yaabsaday wixii ugu horreeyey ee uu soo qoro! Bal eeg!

(London) 24 Mar 2018. James Milner ayaa habeen hore ku soo biiray Twitterka markiisii ugu horreeysay waxa uuna kaga yaabsaday taageereyaasha DHIGAALKIISII kowaad!

Xiddigga rugcadaaga ah Premier League ee u soo kala ciyaaray Leeds United, Aston Villa, Manchester City iyo Liverpool oo uu hadda ka tirsan yahay ayaa lagu tilmaamaa ciyaaryahanada OUT OF FASHION-KA ah ama qunyar socodka ah! dabcan waxaad ka garan kartaa xilliga uu ku soo biiray Twitter-ka!

Hase ahaatee, waxaa xiiso badan qaabka uu u dhigay twitter-kiisii kowaad!

  • Ma jirto wax ka wanaagsan in aad dhawr badan adoo feerenaya aad daawato England oo ciyaareysa habeen khamiista ah!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close