HOLLAND VS ENGLAND: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Amesterdam) 23 Maarso 2018 – Netherlands ayaa caawa martigelinaysa England oo ay u gogoshey gegada Amsterdam Arena, jeer ay England isu diyaarinayso ka qaybgalka Koobka Adduunka 2018 oo ay Holland usoo bixin.

Dhanka Netherlands

Laacibka dhexe ee Tonny Vilhena ayaa ciyaartan ganaax ku seegi doona. Ma se jiraan walaacyo dhanka dhaawaca ah oo ka taagan dhanka Netherland.

Dhanka England

Harry Kane ayaa ciyaartan ku seegaya dhaawac anqowga ah, sidaa darteed baan qannaaska Spurs loogu soo darin xulka Seddexda Libaax. Waana laacibka qura ee aanu ku tashan karin macallinka Gareth Southgate marka ay timaaddo ciyaartan.

Kulamada ay soo dheeleen

Dutch iyo Ingiriis 21 jeer bay kulmeen, min 6 jeer bay kala badiyeen, halka ay 9 jeerna dhibcaha si cadaalad ah u qaybsadeen.

Safafka suurtagalka ah

Netherlands ( 4-3-3 )

Goalkeeper:  Cillessen (GK)

Defenders: Ake (LB)     van Dijk (LCB)     de Ligt (RCB)    Veltman (RB)

Midfielders: Strootman (LM)     Blind (CM)    Propper (RM)

Attackers: Depay (LW)   Babel (ST)     Berghuis (RW)

England ( 4-4-2 )

Goalkeeper:  Hart (GK)

Defenders: Bertrand (LB)     Stones (LCB)    Maguire (RCB)   Walker (RB)

Midfielders:   Livermore (LM)    Dier (LCM)     Henderson (RCM)   Loftus-Cheek (RM)

Attackers: Rashford (LS)     Vardy (RS)

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close