GERMANY VS SPAIN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Dusseldorf) 23 Maarso 2018 – Horyaallada adduunka ee Germany ayaa caawa ciyaar is kululaysi ah ku wajahaya Spain oo ay ku qaabilayaan gegada Espirit Arena ee magaalada Dusseldorf jeer ay labada dalba isu diyaarinayaan ka qaybgalka KA2018 ee FIFA World Cup.

Dhanka Germany

Qannaas dhexaadka Timo Werner ayaa dhaawac yar ka sheeganaya diyaarna uma aha ciyaartan. Dhanka kale waxaa kulankan ka ganaaxan dadabka bidix ee Marvin Plattenhardt.

Dhanka Spain

Liiska Spain kuma jiraan laacibiin dhaawac ah, yeelkeede Daniel Carvajal ayaa ganaaxan sidaa darteedna aan kasoo muuqan doonin ciyaartan caalamiga ah.

Kulamada ay soo dheeleen

Waxay ciyaareen 10 jeer, Jarmanku waxay badiyeen 3 jeer, Spain 4 jeer, halka ay 3 kulan oo kale barbarro ku kala bexeen.

Shaxda suurtagalka ah ee Germany ( 4-4-1-1 )

Goalkeeper:  Trapp (GK)

Defenders: Plattenhardt(LB)     Hummels (LCB)     Sule (RCB)    Can (RB)

Midfielders: Ozil (LM)     Khedira (LCM)     Kroos (RCM)    Draxler (RM)

Attackers: Muller (CF)   Gomez (ST)

Shaxda suurtagalka ah ee Spain ( 4-3-3 )

Goalkeeper:  de Gea (GK)

Defenders: Alba (LB)     Ramos (LCB)    Pique (RCB)   Nacho (RB)

Midfielders:   Iniesta (LM)    Busquets (CM)    Thiago (RM)

Attackers: Asensio (LW)    Costa (ST)     Silva (RW)

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close