Brazil way ka maarmi kartaa Neymar Koobka Adduunka…(EEG SHAXDAN)

(Brazil) 23 Maarso 2018. Brazil ayaa cashar u dhigtay marti galiyayaasha koobka adduunk ee Ruushka kaddib markii ay 3-0 uga adkaadeen ciyaar saaxiibtinimo ay dhawaan ciyaareen.
Xiddiga ugu magaca wayn shaxda Samba ee Neymar ayaa aad loo saadaalinayaa inuu taam u noqon doono koobka adduunka ee June la qabanayo kaddib qaliin lagu sameeyay.
Balse haddii uu lacala soo noqon waayo xulka Brazil ayaa u muuqda kuwa aan u dhutin doonin maadaama ay Shax xoogan heystaan.
EEG SHAXDA:
Gool FM.