Sergio Aguro oo aan Argentina u raaci doonin Spain – ogow ujeedka

(Madrid) 22 mar 2018. Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa la sheegay in uusan ula safri doonin xulkiisa dalka Spain o ay kulan saaxiitinimo kula leeyihiin La Roja.

Dhaliyaha ayaa wada ka soo kabasho dhawac taas oo keentay in uu tababare Jorge Sampaoli siiyo fasax uu uga haro kooxdiisa.

Dhinaca kale Lionel Messi ayaa hogaaaminaya qaranka halka laga tagay Paul Dybala.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close