Maxamed Saalax oo DAAHA KA ROGAY sababtii uu ugu Digtay Man United

(London) 22 Mar 2018. Maxamed Saalax waxa uu ku adkeystay in baraha bulshadu qaraaxo uun yahay oo uusan is raaraacin.

Badanaa Twitter-ka ayuu saalax dhaq dhaqaaq ka sameeyaa waxa uuna gantaal waqtigi ku habboonaa ku riday United markii ay Sevilla ka ciribtirtay Champions League.

United waxa ay dishay Liverpool kulanka Sevilla maalmo kahor waxaana Saalax ku digtay jamaahiirta Red Devils bandhigiisii hooseeyey ee ciyaartaas.

Xittaa Ashley Young ayaa qeyb ka qaatay jugta lagu baraha bulshada looga hayey Saalax kahor inta uusan ka aargoosan guuldaraddii Champions League kaddib.

 

Qorituurka UCL muu soo dhaqsado.’

Saalax hadda oo fasaxa qaramada lagu jiroayuu ka hadlay Twtter-kaas waxa uuna yiri –

“Maadama aan dhaq dhaqaaq ka sameeyo baraha bulshada, mararka qaar waan daa gaalaa waxyaabaha…..laakiin ugu dambeyn baraha bulsada aniga waxa uu ii yahay baashaal.

“Ima sameyso, ma badasho jawiga aan ku jiro ama sida aan nolosha ka fahansanahay. Xittaa isukuma dhibo. Waan ka kaftamaa, waxaan ka helay baashaalkii qaraaxada ahaa ee toddobkii hore dhacay. Qaraaxo ayuu ahaa laakiin hada wey dhammaatay.”

 

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close