Majalladda Daiyl Star: Shaxdan 11-ka ah ayey ka dhigtay kuwii ugu fiicnaa ee soo maray taariikhda Premier League ee ciyaaryahanada aan u dhalan England – Eeg oo noo sheeg in aad ku raacsan tahay, ku diidan tahay, ku dar oo ka siib mid ka mida ciyaaryahanada

(London) 22 Mar 2018.

Jariiradda caanka ah ee UK ka soo baxda – Daily Star ayaa sameysay qiimeynteeda u gaar ah iyada oo soo xushay saf ay is leedahay waa kii ugu wacnaa waayaha Premier League ee curtay 1992.

Shaxdu waa 4-2-2-2  oo ay ku badan yihiin Chelsea iyo Manchester United,.

Hadaba fadlan aragtidaada noogu reeb qeybta Facebook falcelintiisa (Comments).

 

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close