Iska ilow ‘Special One’ , – Jose Mourinho oo NAANEYSTAN cusub isku bixiyey!

(Geneva) 22 Mar 2018. Tababaraha Manchester United waxa uu mashquul ku ahaa Instagram kaddib markii dhawaan kulamada qaramada fasax loo galay.

Arbacaddii waxa uu joogay Switzerland oo dhacdo ay soo qaban qaabisay shirkadda soo saarta saacadda caanka ah ee Hublt qabatay.

Mourinho shirkadda waxa uu safiir u ahaa muddo dheer.

Tababaraha United waxaa xafladda kala soo qeybgalat qaar ka mida xiddiggaha dunida ugu caansan.

Halyeygii hore ee Argentina Diego Maradona iyo Usain Bolt.

Mourinho waxa uu soo dhigay Instagram-kiisa sawirro uu dhacdada ku xusayo.

Waxa uu qoraal uu soo qoray isugu bixiyey magic cusub.

Saaxiibteyda Hublot waxa ay jeceshaay kubadda cagta. Mar walba waa baashaal marka aan la joogo Don Diego. Wa dareen in aan la kulmo wiilasheydii hore. HALA XUSHMEEYO the Slow One!

Wiilashiisii hore waxa uu ka waday daaficiisii hore ee Inter Milan Marco Materazzi oo ka mid aaa dhacdadii xiddiggihii joogay.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close