DAAWO: Lionel Messi oo gool WAALI ah ka dhaliyey tababarkii Argentina

(Manchester) 22 Mar 2018. Ashqaraarka Argentina ayaa wacdaro ku dhigay kooxdii safkiisa uga soo horjeeday tababarkii Argentina.

Xiddiga ayaa hadda ku maqan gudashada waajibaadka qarankiisa oo ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyey ee koobka aduunka iyaga oo mid ka mida kulamada saaxiibtinimo la dheeli doona Spain.

Hadaba, tababarkii ugu dambeeyey ee ay sameeyaan Argentina ayuu goolka waalida ah ka dhaliyey!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close