Day: March 22, 2018
-
Uncategorized
Sergio Aguro oo aan Argentina u raaci doonin Spain – ogow ujeedka
(Madrid) 22 mar 2018. Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa la sheegay in uusan ula safri doonin xulkiisa dalka Spain o…
Read More » -
England
Majalladda Daiyl Star: Shaxdan 11-ka ah ayey ka dhigtay kuwii ugu fiicnaa ee soo maray taariikhda Premier League ee ciyaaryahanada aan u dhalan England – Eeg oo noo sheeg in aad ku raacsan tahay, ku diidan tahay, ku dar oo ka siib mid ka mida ciyaaryahanada
(London) 22 Mar 2018. Jariiradda caanka ah ee UK ka soo baxda – Daily Star ayaa sameysay qiimeynteeda u gaar…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
ILEEN WAA CIYAAL CA WEYN! In uu sameeyey Group Whatsapp ah oo ay ku wada jiraan ciyaaryahanada Barca iyo Real, sida uu uga MISEERI jiray marka ay badiyaan sanadkii hore iyo sida uu hadda Group-ka ugu karbaasho! Gerard Pique oo wax badan oo kaa qoslin doona wareysigan ku bixiyey!
(Catalonia) 22 Mar 2018. Gerard Pique waxa uu daaha ka rogay sida ay isaga xaraabeystaan xiddigga ee ay El Clasico isku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Iska ilow ‘Special One’ , – Jose Mourinho oo NAANEYSTAN cusub isku bixiyey!
(Geneva) 22 Mar 2018. Tababaraha Manchester United waxa uu mashquul ku ahaa Instagram kaddib markii dhawaan kulamada qaramada fasax loo galay.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ronaldo oo CAQABAD ku ah in Real Madrid la soo wareegto Neymar iyo HAL SHURUUD oo uu ku xiray in uu tanaasulo
(Madrid) 22 Mar 2018. Waxaa lagu soo warramayaa in Cristiano Ronaldo ka tanaasui doono is hortaaggiisa ah in Real Madrid la…
Read More » -
England
MUUQAAL + SAWIRRO: Mkhitaryan oo markii todobaad oo xiriir ah ku guuleystay…
(Yerevan) 22 Maarso 2018. Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Henrikh Mkhitaryan ayaa maanta oo Khamiis ah la guddoonsiiyey abaal-marinta xiddiga…
Read More » -
Italy
Laacib amaah uga maqan Barcelona oo diidan inuu dib ugu soo laabto
(Barcelona) 22 Maarso 2018 Mid kamid ah ciyaartoyda amaahda uga maqan kooxda Bracelona ayaa diidan inuu dib ugu soo laabto Camp…
Read More » -
England
RASMI: Ibrahimovic oo ka tagaya Manchester United….(Waa halkee??)
(Manchester) 22 Maarso 2018. Joog dheere Zlatan Ibrahimovic ayaa ka tagaya Manchester United, kaddib markii la isku afgatay in heshiiska uu…
Read More » -
England
Chelsea oo niyad jabisay Neymar (Blues oo burburisay rajo uu lahaa xiddiga reer Brazil)
(London) 22 Maarso 2018 Sida ay sheegayaan warar soo baxay, kooxda Chelsea ayaa niyad jabisay laacibka dhaawaca uga maqan PSG ee…
Read More » -
England
SAWIRRO: Jack Wilshere oo laga reebay xiddigaha xulka qaranka England ee u duulay Dalka Holland
(London) 22 Maarso 2018. Xiddiga kooxda Arsenal ee Jack Wilshere ayaa la soo warinayaa in laga reebay xiddigaha xulkiisa qaranka…
Read More »